Back to top

BIO Somalisch

Qashinka dabiiciga ah

Qashinka dabiiciga ah waxaa loo isticmaalay in lagu sameeyo koronto, kul, oo ay ka dhigto ciid.

Qashinka ka kooban khurdaarka iyo miraha, dooga, caleemaha, laamo/laamaha, carro nafaqeeyayaasha  iyo cuntada haraaga ah waa in lagu ridaa qashin qubka qashinka dabiiciga ah.

Ha ku tuurin wax bac ah, bir ah ama quraarad qashin qubka qashinka dabiiciga ah.